Tareen labo cad u kala jaray bas ay la socdeen caruur iskuul fara badan (Daawo Sawirro)

Shil naxdin leh ayaa ka dhacay dalka Faransiiska ka dib markii ay food is dareen tareen iyo bas iskuul marayay degaanka Perpignan oo ku yaalla Koonfurta dalkaas. Ugu yaraan afar carruur ah ayaa ku dhimatay, iyadoo sidoo kale ay ku dhaawacantay 20 kale oo 11 ka mid ah ayayna xaaladdoodu aad u liidataa. Waxaa shilkani … Continue reading Tareen labo cad u kala jaray bas ay la socdeen caruur iskuul fara badan (Daawo Sawirro)